Puntland oo si adag uga hadashay Ciidamo la sheegay in dowlada ka qoraneyso Mudug

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegayay in dowlada federaalka Soomaaliya ciidamo cusub ka qoraneyso Gobolka Mudug gaar ahaan Waqooyiga magalaada Gaalkacyo iyo deegaano kale . Warkan oo si weyn loogu faafiyay baraha bulshada ayaa keentay in maamulka Puntland gaar ahaan gudoomiyaha maamulkaasi ugu magacaaban Gobolka Mudug ka hadlo arintan si weyna u beeniyo. … Continue reading Puntland oo si adag uga hadashay Ciidamo la sheegay in dowlada ka qoraneyso Mudug